Wararka laga helayo Magaalada Cadaado oo Xarun KMG ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in meel u dhow magaaladaasi uu dagaal ka qarxay, dagaalka oo la sheegay inuu u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya oo is qoonsaday.
Lama oga sababta rasmiga ah ee dagaalka dhalisaym waxayna wararku sheegayaan in la maqlayo hub kala duwan oo ay is weydaarsanayana labada dhinac ee ciidanku u kala baxay.
Dadka degaanka ayaa ku waramaya qasaare dagaalka ka dhashay, waxaana xaalada dhex galay mas’uuliyiinta maamulka Galmudug oo ciidamo hore leh u diray duleedka magaalada Cadaado.
Faahfaahin kale la soco….
Goobjooge.com