Wednesday, June 25, 2025

DAAWO SAWIRRO: Xaalada Isbitaalka Baydhaba oo dhaawac uu buux dhaafiyay & Baararkii la qarxiyay

Isbitaalka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa la tacaalaya dhaawacyadii ugu badnaa ee abid soo mara kadib qaraxyadii mattaanaha ahaa ee ka dhacay magaalada Baydhaba oo lagu weeraray laba Isbitaal oo magaaladaasi ku yaala.

Dadka dhaawaca ah ahaa buuxiyay isbitaalka iyadoo loo waayay sariiro la jiifiyo dhaawacyada taasoo keentay in bannaanka  loo dhigo joodariyaal, waxaana maanta kuwii ugu darnaa loo soo duuliyay magaalada Muqdisho.

Dhaawacyada la geeyay isbitaalka Baydhaba ayaa kor u dhaafay 70  iyadoo qaarkood ay dhinteen qaar kalena xaaladooda halis noqotay oo Muqdisho loo dhoofiyay.

DAAWO QAAR KA MIDA SAWIRRADA

3

1

5

2

8

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON