Wednesday, July 16, 2025

Cabdi Qeybdiid oo baaq ka soo saaray dagaalada Magaalada Dhuusamareeb

Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid oo  ahaa madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada magaalada Dhuusamareeb, isagoo sheegay inaan loo baahneyn dagaal.

Wuxuu sheegay in siyaasadu ay ku wanaagsan tahay in la wada hadlo oo dagaal lagu dhex gelin shacabka. wuxuuna ugbaaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Dhuuso mareeb in ay joojiyaan dagaalka oo ay u naxaan shacabkooda.

 

Dhageyso Cabdi Xasan Cawaale

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON