Saturday, June 28, 2025

Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo isku dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya

Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Alshabaab, kana howlgeli jiray gobolka Sh/hoose gaar ahaan degmada Qoryooley iyo tuulooyin ka tirsan Gobolka Sh/hoose isagoo ahaa mid ka mida amiirada alshabaab.

Guddoomiyaha degmada Qoryooley Maxamed Xaaji Cusmaan ayaa sheegay inuu sarkaalkani  iskiis isugu soo dhiibay maamulka, kadibna ay u gacan geliyeen AMISOM iyo ciidamada dowladda, loona qaaday magaalada Muqdisho

Sarkaalka Alshabaab ee is dhiibay ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Xaaji Cali, wuxuuna mas’uul ka ahaa degaano ka tirsan degmooyinka Qoryooley iyo Afgooye ee Gobolka Sh/hoose.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON