Thursday, June 26, 2025

AKHRISO: Go’aano laga soo saaray Mooshinkii hakinta Shirka Jowhar (Muddo loo qabtay)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa xeer jajab iyo heshiis lagu xalinayo ka dhex sameeyay xildhibaanada diidan iyo kuwa taageersan maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Kulan lagu xalinayo Mooshinkii laga keenay Shirka Maamulka loogu sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayuu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka, waxaana laga soo saaray go’aano dhowr ah oo lagu xalinayo mooshinkii khilaafka ka dhex dhaliyay Baarlamaanka.

Go’aanka soo baxay wuxuu Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaariuga dalbaday Xukumadda Soomaaliya, Xildhibaanada ka soo jeeda Labada Gobol ee Shaebellaha Dhexe iyo Hiiraan iyo Duubabka dhaqanka inay muddo 45 Cisho ah  ku xaliyaan khilaafka u dhexeeya maamul u sameynta labada gobol.

Waxaa kaloo la amray in la xareeyo ergooyinka dhiman ee laga sugayo ansixinta dastuurka uu yeelanayo Maamulka labada Gobol.

HOOS KA AKHRISO GO’AANADA

heshiis01

Heshiis02

Heshiis03

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON