Wiilka Soomaaliga ah ee ka yimid Gobolka Minnesota heystana dhalashada Mareykanka waxaa lasheegay inuu u dhintay Jirdil loogu dhaxgeystay Iskuul
nooca laseexdo ah oo ku yaala degaanada maamulka Puntland. TV-ga FOX 9 ee dalka Mareykanka ayaa wareystay Waalidka dhalay wiilkan waxayna sheegeen in aamisanyihiin in wiilkooda loo dilay “Inuu ahaa Mareykan”.
Cammaar C/raxmaan oo 17 sano jir ah wuxuu ku dhashay Minnesota, balse bishii December sanadkii hore ayaa waxaa soomaaliya usoo diray Qoyskiisa si uu dalka gudihiisa ugu barto Dhaqanka Soomaaliyeed. Hooyadii dhashay Camaar ayaaa FOX9 u sheegtay . Warbixintan ma jirto cid xaqiijiyay weli iyadoo aanay ka hadlin mas’uuliyiinta Puntland.
DAAWO MUUQAALKA TELEFISHANKA FOX 9
[ad name=”HTML-1″]