Sunday, July 13, 2025

9 ka tirsan Maleeshiyada Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday duleedka Kismaayo [War-saxaafadeed]

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyey in duqeyn dhinaca Cirka ah oo lagu qaaday koox ka tirsan Alshabaab duleedka magaalada Kismaayo lagu dilay 9 ka mida maleeshiyada Alshabaab.

War kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta oo ka dhacday shalay meel Kismaayo u jirta 40 Km, ay qiimeynayaan 9 ka mida kooxda Alsahbaab oo lagu dilay duqeynta, iyadoo cid rayid ah aanay wax ku noqon.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON