Tuesday, July 1, 2025

Dowladda Soomaaliya oo dadweynaha uga digtay damaashaadka Xeebaha Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka magaalada Muqdisho uga digtay inay ka fogaadaan Xeebaha magaalada Muqdisho xilliyadan oo  Baddu kacsan tahay.

Shirkii Golaha wasiirada ayaa arrintan looga hadlay shalay iyadoo Wasiirka Warfaafinta uu faray dadka u damaashaad taga xeebaha inay is ilaaliyaan ayna xirtaan Jaakada dabaasha.

Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in dad badan in ay ku dhinteen maalhaman Badda, taasoo keentay iyadoo arrintan loo xilsaaray Ciidamada Booliska.

Meydadka dad ay soo tuftay badda ayaa dhowaanahan laga helayay xeebaha Muqdisho, iyadoo dadweyne fara badan ay u damaashaad tagaan maalmaha Jimcaha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON