Monday, July 14, 2025

DAAWO VIDEO: Aabe dhalay askari Mareykan Muslim ah oo lagu dilay Ciraaq oo dhulka Jiiday Donald Trump

Shirkii Xisbiga Dimoqraadiga ee lagu so xulay Hillary Clinton inay noqoto musharaxa xisbiga ee u tartamaya xilka

Madaxweynaha Mareykanka waxyaabaha lagu soo bandhigay waxaa kamida khudbad uu jeediyay aabaha dhalay Askari muslim ah oo ku dhintay dalka Ciraaq isagoo ciidamada Mareykanka ka mida.

Khirz Khan iyo xaaskiisa waxay kasoo hor muuqdeen ergada xisbiga Dimoqraadiga iyadoo Clinton ay u sameysay hordhac cajiib ah oo ku saabsan geesinimada uu ku dhintay Captan Humayun, waxaana labada khudbadood ay dhaliyeen inay ka ilmeysiiyaan ergada.

Khizr Khan

Khirz Khan wuxuu weerar ku qaaday musharaxa Jamhuuriya Donald Trump oo uu sheegay inuusan xitaa akhrin dastuurka Mareykanka, isla markaana aanay jirin wax uu u sameeyay America.

KHUDBADA HOOS KA DAAWO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON