Tag: Donald Trump

Buug soo bandhigay Sir ku saabsan in Donald Trump si Gaar ah u neceb...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la ogaaday inuu si gaara u neceb yahay dadka Soomaalida ah, isla markaana xilligii ugu horeeyay ee...

Madaxweyne Trump: “Sacuudiga waxaa laga rabaa inuu is-difaaco, haddii kale waa inuu Lacag badan...

Madaxweynaah Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay hayaan xog ku saabsan weerarradii lagu qaaday xarumahad shidaalka Sacuudiga, kuwaasoo tilmaamaya inay Iiraan ku...

Nin joojiyey khudbad uu jeedinayey Madaxweyne Trump & Boor uu kala hortegay.

Nin si lama filaan ah u dhex galay xaflad uu khudbad ka jeedinayey madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sababay inuu khudbadii ka...

Donald Trump: “Ilhan Omar waxay ka timid Somalia oo ah Dowlad fashilantay & Dal...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku adkeystay oo mar kale weeraray haween ka mida Koongareeska Mareykanka, isagoo si toos ah markan u...

Madaxweyne Trump oo War yaab leh kasoo saaray Weerarkii New Zealand ee Muslimiinta lagu...

Madaxweynaha Mareykanka ayaa ugu danbeyn ka hadlay, warka nasoo saaray dadkii muslimiinta ahaa ee lagu laayey laba masjid oo ku yaalla dalka...

Dowladda Somalia oo dhaqaale ku bixisay sidii Farmaajo ula kulmi lahaa Donald Trump [Warbixin...

Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la xaqiijiyey intii ay talada qabatay ay lacag siisay shirkado Mareykan ah oo galaangal u sameeya dowladaha...

Madaxweyne Trump oo ka noqday hadal kasoo yeeray & Cambaareyn xoog leh oo ku...

Madaxweynaha Mareykanka ayaa dib u sixitaan ku sameeyay hadal kasoo yeeray xilli uu shir jaraa'id la qabtay madaxweynaha Ruushka isagoo rumeystay madaxweyne Putin, isagoo...

Maxaa kasoo baxay Kulankii Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka? [Trump oo lag dhegan yahay]

Kulankii madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka ayaa goor dhoweyd soo dhammaaday iyadoo ay shir jaraa'id oo wadajir ah qabteen Madaxweyne Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka...

Madaxweynaha Mareykanka oo Safiir cusub u soo magacaabay dalka Soomaaliya [Akhriso waa kuma?]

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump safiir cusub u soo magacaabay dalka Soomaaliya, iyadoo muddo bilo ah uu xilkaasi bannaanaa, kadib markii uu is casilay safiirkii...

Madaxweyne Trump oo markii ugu horeysay jebinaya Sharci uu hore u soo saaray oo...

Madaxweynaha Maraykanka ayaa soo saaray Wareegto uu ku joojinayo isla sharci uu isagu hore u soo rogay oo ku saabsanaa in wax dulqaad ah...

Madaxweynaha Mareykanka oo khalday qoraalka magaca ‘Somalia” & Qaraaxo ka dhacday baraha bulshada

Qoraal uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump soo dhigay bartiisa twitterka ayaa keenay dood iyo qaraaxo wada socda kadib markii uu khaldan qoraalka magaca dalka...

DEGDEG: Madaxweyne Donald Trump oo ku dhawaaqay inuu ka baxay Heshiiskii Niyukliyeerka Iiraan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu ka baxayo heshiiskii Niyukliyeerka ee lala galay dalka Iiraan. Trump ayaa go'aan la wada sugayay...

DAAWO: Dadka Faransiiska oo ka carooday hadal ka soo yeeray Madaxweyne Trump & Jawaab...

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka caraysiiyay dadka Faransiiska kadib markii uu si jeesjees ah u jilay qaabkii rag hubeysan u laayeen  130 qof...

Madaxweyne Trump oo lagu helay Fadeexad ku saabsan inuu qortay Warqad ku saabsan xaaladiisa...

Dhakhtarkii hore ee madaxweyne Trump ayaa sheegay in uusan qorin waraaqdii caddaynaysay xaaladda cafimaad ee Trump sannadkii 2015kii, markaas oo uu ahaa murashaxa xisbiga...

Waraaqihii Sirta ahaa ee kulamadii dhex maray Donald Trump & Agaasimihii FBI-da James Comey...

Wada sheekeysi dhexmaray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo agaasimihii hore ee FBI-da James Comey ayaa lasoo daabacay iyaga oo qoraal ah. Waxaa diyaariyay James Comey,...

Donald Trump oo ku hanjabay tallaabo uu ka qaadayo Suuriya & Ruushka oo u...

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballanqaaday inuu jawaab culus ka bixin doono weerarkii Kiimikada loo adeegsaday ee ka dhacay magaalad Duuma ee dalka Suuriya.Trump...

Aqalka Cad oo laga bilaabay Casharo Diinta Masiixiga oo la siinayo Madaxda Mareykanka

Toddobaad kasta, maalinta Arbacadda ayaa golaha wasiiradda madaxweyne Donald Trump waxa ay isugu tagaan qol qarsoodi ah oo ka tirsan Aqalka Cad, halkaas oo...

Haweeney ku caan baxday Aflaamta Fuxshiga oo fadeexad ka faafisay Madaxweyne Donald Trump

Haweenay ku caanbaxday jilitaanka aflaanta galmada ah ayaa sheegtay in loo digay oo loo sheegay in ay ka aamusto eedaymaheeda ay jeedisay ee sheegaya...

DEGDEG: Madaxweyne Trump oo xilkii ka qaaday Xoghayihii Arrimaha dibadda Rex Tillerson

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii ka qaaday xoghayihii arrimaha dibadda dalkaasi Rex Tillerson iyadoo xilkaas uu u soo sharxay madaxda...

Hantida Donald Trump oo hoos u dhacday [Akhriso Liiska Maalqabeenadda Dunida ugu horeeya oo...

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hoos ugu soo dhacay kaalinta 222-aad ee diiwaanka maalqabeennada Adduunka ee majaladda Forbes, kadib markii hantida uu haysto oo...
error: Content is protected !!