Sunday, July 13, 2025

DAAWO: Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay ciidamadii NISA ee ku dhintay Qaraxyadii Hotel SYL

Aas Qaran ayaa maanta loo smeeyay afar askari oo ka tirsanaaa  Ciidamada Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya oo xalay ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho kadib markii joojiyeen baabuurtii qaraxyada laga soo buuxiyay.

Aaska waxaa ka xaadiray Taliyaha ciidamada Booliska, Saraakiil ka tirsan Hay’ada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

DAAWO SAWIRRO

IMG_2059IMG_2061IMG_2064IMG_2065-1IMG_2067IMG_2070IMG_2071IMG_2074IMG_2075IMG_2076IMG_2084IMG_2096IMG_2097IMG_2098

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON