Monday, July 14, 2025

Aaska Weriye Maxamed Gaabow oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Waxaa Maanta lagu aasay Qabuuraha Barakaat ee Magaalada Muqdisho Wariye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo shalay qarax lagu dilay magaalada Muqdisho.

Weriyaha oo ka tirsanaa TV-ga Kalsan, xafiiskiisa Muqdisho ayaa u dhintay dhaawac culus oo kasoo gaaray Qarax loogu xiray Gaari uu watay, waxaana aaskiisa ka qeyb galay saxafiyiin, Xubno ka tirsan Ururka NUSOJ, maamulka Gobalka Banaadir, Ehelada Marxuumka iyo Mas’uuliyiin kale.

Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ka hadlay goobtii Aaska loogu sameynayay Marxuumka ayaa sheegay Sababta loo dilay Wariye Maxamed Ibraahim Gaabow ay ahayd shaqada uu u hayay ee weriyenimo, wuxuunadowladda Soomaaliya ka dalbaday in la soo qabto dadkii ka dambeeyay dilkaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON