Sunday, July 13, 2025

Abaanduuulaha Ciidamada Xoogga dalka oo Digniin Culus u diray Maamulka Gobolka Sh/Hoose

Abaanduulaha ciidamada xooga  Soomaaliyeed Janaraal Cabdullahi Cali Caanood ayaa digniin culus  u diray maamulka Gobolka SH/hoose, isagoo ku eedeeyay inay xiriir la leeyihiin Alshabaab.

Abaanaduulaha o la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay uga digayaan maamulada degmooyinka iyo kan gobalka shabeelaha hoose ee wadashaqeynta kala dhaxeysa  Al-shabaab, wuxuuna ku eedeeyay inay qaarkood ku shaqeeyaan  afkaarta Al-shabaab.

Wuxuu caddeeyay in qaar ka mida maamulayaasha Gobolka SH/hoose ay iska hor keenayaan shacabka Soomaliyeed iyo ciidamda xooga  iygoo faafiya warar ku saabsan  in ciidamada ay dhacaan mar waliba shacabka isticmaala wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada  Afgooye.

Arrintan ayaa ka danbeysay markii darawallada Gaawaarida isticmaala wadadda isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ay dhigeen dibad bax ay kaga cabanayaan ciidamo dheeri ah oo wadadaasi la soo dhigay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON