Sunday, July 13, 2025

Aden Barre oo Imaaraadka ku eedeeyay khilaafka siyaasadeed ee Somalia, kuna baaqay shir IGAD isugu timaado

Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaank Dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ku baaqay Urur Goboleedka IGAD in ay kulan deg deg ah ka yeeshaan xaaladda khilaafka siyaasadeed ee xilligan ka taagan Soomaaliya.

Aadan Barre oo hoggaamiya isbaheysiga talada haya ee dalka Kenya ayaa si toos ah ugu eedeeyay qaska Soomaaliya inay ka danbeyso dowladda Imaaraadka Carabta, wuxuuna sheegay inaysan la gudboon tahay Imaaradka ineysan faragelin ku sameyn qaranimada Soomaaliya iyo hay’adaheeda.

Wuxuu ka digay in xiisadda siyaasadeed ee jirta ay keeni karto inay meesha ka saarto horumarkii laga sameeyay Soomaaliya sanadkii uu hoggaanka hayay Madaxweyne Farmaajo oo dadaal badan la geliyey.

Wuxuu dalbaday in urur Goboleedka IGAD shir degdeg isugu yimaado si looga hadlo khilaafka Xukuuumadda iyo Baarlamaanka ka dhaxeeya, looga difaaco dowladda horumarka gaartay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON