Sunday, June 22, 2025

Afhayeen cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa ku dhawaaqay Afhayeen cusub ayaa loo magacaabay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulkaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa lagu shaaciyay in Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga loo magacaabay Jeneraal Cabdullahi Cali Canood.

Magacaabidda afhayeenka ayaa la sheegay in ku timid, si loo xoojiyo xiriirka warbaahinta iyo Wasaaradda Gaashaandhigga xilli ay socdaan dagaallada ka dhanka ah ee Alshabaab.

Ad

Jeneraal Caanood ayaa hore u soo qabtay xilal kala duwan oo Taliska Xoogga Dalka ah, wuxuuna mar ahaa abaanduulaha ciidamada Milaterga.

Jeneraal C/llaahi Cali Caanood
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON