Afhayeenka guud ee AlShabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa digniintii ugu dambeysay u jeediyay dowlada Kenya kadib weerar lix qof lagu dilay oo xarakadu ku qaaday Magaalada Mandhera.
Farriin uu soo saaray Sheekh Cali Dheere ayuu faahfaahin uga bixiyay weerarkii magaalada Mandheera, wuxuuna ugu hanjabay Kenya in Alshabaab ay weerarro hor leh ka geysan doonaan gudaha Kenya inta melleteriga Kenya ay isaga baxayaan gobollada Koonfurta Soomaaliya.
DHAGEYSO SHEEKH CALI DHEERE
Ad
Warar Xul ah