Tuesday, June 24, 2025

Afhayeenka madaxweynaha Soomaliya oo kashifay in Puntland ka qeyb gashay Shirka Istanbul

Afhayeenka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in shirka Istanbuul ee arrimaha hiigsiga cusub loo dhamaa oo ay ka qeyb galeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhammana maamul goboleedyada dalka.

Afhayeenka ayaa kashifay in Puntland shirka ka qeyb gashay wuxuuna sheegay inuu shirka u joogay wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Shire Xaaji Faarax iyo wafdi uu hogaaminayay.

Arrintan waxay caddeyn u tahay in warkii madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ee ahaa inay ka baaqsadeen shirkaasi oo shirku ahay mid dadka Soomaaliyeed lagu jaha wareerinayo ay ahayd xeelad siyaasadeed oo lagu qanciyo dadka Puntland, laakiin xaqiiqadu tahay inuu wafdi u dirtay shirka Istanbuul.

DHAGEYSO AFHAYEENKA MADAXWEYNAHA SOMALIA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON