Thursday, June 26, 2025

Afhayeenkii Aqalka Cad iyo Madaxweyne Trump oo shaacisay in laga helay Cudurka Covid-19

Afhayeenkii Aqalka Cad iyo Madaxweynaha Mareykanka Kayleigh McEnany ayaa la shaaciyey goor dhoweyd in laga helay Cudurka Coronavirus.

Haweeneydan Kayleigh McEnany ayaa shaacisay in baritaan kii lagu sameeyay kadib laga helay Coronavirus, waana qofkii ugu dnabeyya ee ka mida Maamulka Trump iyo shaqalah Aqalka Cad oo laga helayo Cudurka Covid-19.

Waxay sheegtay in saaka oo Isniin ah ay dhacday in laga helay cudurka inkastoo baaritaan fara badan oo ilaa insiintii lagu smeeyay aan laga helin, waxayna intaas ku dartay inaysan wax calaamad ah weli isku arkin oo xaaladeeda wanaagsan tahay

“Waxaan bilaabi doonnaa inaan is-karaantiilo.., waxaana sii wadi doonaa inaan ushaqeeyo dadka Mareykanka..” ayey tiri Kayleigh McEnany oo farriin soo dirtay.

Sidoo kale Laba qof oo ka mida shaqaalaha xafiiska Afhayeenka Aqalka Cad oo kala ah:  Chad Gilmartin iyo Karoline Leavitt ayaa iyaguna la shaaciyey in laga helay cudurka Covid-19.

Image

.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON