Tuesday, June 24, 2025

Agaasime ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu dilay Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqssiho ayaa sheegaya in Gudoomiye ku xigeenkii hore ee  degmada Dharkeynley, gobolka Banaadir ay, dhowaana loo magacaabay agaasimaha kormeerka degmooyinka gobolka Banaadir.

Kooxo hubeysan oo watay Mooto bajaaj ayaa ayaa ka danbeeyay dilka agaasimaha loo lagu magacaabi jiray Cabdullahi Ibraahim Isbiimo.

Wararka ayaa sheegaya in falka uu ka dhacay degmada Dharkeynley gaari ay wateen agaasimaha iyo askari ilaalo u ahaa lagu weeraray iyadoo  isla goobta lagu dilay agaasimaha, isla markaaa ay baxsadeen kooxihii dilka geystay.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa goobta gaaray waxayna bilaabeen howlgalo lagu baadigoobaayo kooxihii dilka geystay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON