Friday, June 27, 2025

Agaasimihii ugu horeeyay ee xukuumadda Soomaaliya oo loo jaray Warqadii lagu xiri lahaa [Akhriso Qoraalka]

Agaasimihii ugu horeeyay ee ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa la amray in la soo xiro kadib markii uu amray xeer ilaaliyaha Qaranka.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay qoraal lagu amray ciidamada ammaanka inay soo qabtaan agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya C/risaaq Yuusuf Bahlaawi iyo agaasimihii maamulka iyo maaliyadda Xasan Samatar Cali.

Lama oga sida amarkan u dhaqan geli doono iyadoo uu hore Wasiirka warfaafinta shaqada uga joojiyay agaasimahan markii lagu soo eedeeyay musuq baahay oo wasaaradda hareeyay, wuxuuuna kiiskan noqon doonnaa tijaabadii ugu horeysay ee dowladda Farmaajo iyo Kheyre oo balanqaaday inay la dagaalayaan musuqmaasuqa.

AKHRISO WARQADDA AMARKA MAXKAMADDA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON