Wednesday, August 12, 2020
More

    Ahlu suna oo Jawaab Cad kasoo saartay Heshiiska ay la gaartay Dowladda Soomaaliya. [Sh. Shaakir: Waxaan aqbalnay inaan…]

    Madaxa xukuumadda Galmudug oo Ahlu suna u metela arrimaha Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa soo saaray qoraal ku saabsan heshiis laga gaaray arrimaha Galmudug oo ay isla qaateen xukuumadda Soomaaliya iyo Ahlu Suna.

    Qoraalka Sheekh Shaakir oo daba jooga qoraal uu saaka soo saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ahlu suna ay u tanaasushay shacabka Galmudug, ayna ogolaatay inay soo xuso 20 xildhibaan oo ka mida 89-ka mudan ee Baarlamaanka Galmudug, isla markaana ay saxiixeen heshiiskani, isagoo u mahadceliyey dowladda Soomaaliya iyo culimada Ahlu suna, kuna baaqay in la anba qaado dhismaha Galmudug.

    Ad

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    144,715FansLike
    1,858FollowersFollow
    5,574FollowersFollow
    144,715FansLike
    1,858FollowersFollow
    5,574FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!