Wednesday, June 25, 2025

Ahlu suna oo saxafiyiinta u xiran maxkamada ku qaadeysa maanta

Kooxda Ahlu suna ayaa lagu wadaa inay maanta maxkamad hor keento saxafiyiin ay xabsiga dhigtay maalmihii ugu danbeeyay kadib markii ay ku eedeysay inay faafiyeen warar lid ku ah maamulkooda.

ahlu-Sunna

Lix weriye o Ahlu suna u xiran ayaa xalay fiidnimadii damiin ay ku sii daayeen eheladooda, iyagoo balan qaaday inay maanta hor keeni doonaan maxkamad,waxaana maamulku ku adkeysanayaa in denbi ka galeen maamulka oo xabsiyo kala duwan lagu xukumi doono inkastoo dhinacyo kala duwan ay cadaadis ku saarayaan kooxda Ahlu suna inay sii daayaan saxafiyiinta.

Mid kamida saxafiyiinta u xiran Ahlu suna Maxamed-Deeq Cabdi Maxamed oo ka tiran warbaahinta dowladda ayaa la sheegay inay xaaladiisa liidato kadib markii uu ku xanuunsaday xabsiga.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON