Wednesday, June 25, 2025

AKHIRSO: Magacyada Xildhibaanada maanta lagu doortay Cadaado & Beelaha ay ka soo jeedaan

Waxaa maanta magaalada Cadaado dib uga bilowday Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka.

Kuraasta maanta la doortay oo gaareysa saddex kursi, musharixiinta ku loolamay, xildhibaanadii guuleystay iyo beelaha ka soo jeedaan hoos ka akhriso.

  1. cweli-qanyareKursiga Beesha Murusade/Foolculus/Hilibi, waxaana ku tartamay:

C/weli Maxamed Qanyare iyo Bashiir Cali Cadow, waxaana ku guuleystay: C/weli Maxamed Qanyare oo helay .


2. Kursiga Beesha Sacad/Odow waxaana ku tartamay:

Maxamed Aadan Qalabxoor, Cabdikariin Khaliif Cabdi-Dhalac iyo Xasan Maxamuud Cali, waxaana ku guuleystay: Cabdikariin Khaliif Cabdi-Dhalac oo wareegii labaad helay 35 cod, halka musharixii la tartamayey Xasan Maxamuud Cali 16 cod.


3. Kursiga Beesha Saruur/Cali wehliye iyo Rooble Maxamuud waxaana ku tartamaya: Axmed Yuusuf Cabdulle, Sacdiyo Cumar Sheegow, Nasteexo Faarax Maxamed, Warsame Maxamed Xasan.

Waxaa la waayay Sacadiyo halka Nasteexo ay tanaasushay, waxaana kursiga ku loolamay: Axmed Yuusuf Cabdulle oo helay 25 cod & Warsame Maxamed Xasan oo 26 cod ku guuleystay.


Doorashada dib uga bilaabatay Cadaado ayaa a la sheegay inay sii socon doonto maalinta beri ah, iyadoo ay harsan yihiin in ka badan 10 xildhibaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON