Monday, July 14, 2025

Akhri document Qarsoodi ah: Xukuumadda Somaliya oo shirkad cusub heshiis kula gashay Dekadda Muqdisho

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan heshiis qarsoodi ah u ansixiyay shirkad lagu magacaabo Simatech International Free Zone oo la sheegay inay dekada Muqdisho ka hirgelin doonto dekad qalalan, iyadoo maamuli doonta dhammaan shixnadaha yimaada dekadda ee konteenarada lagu keeno. (Akhri Warka heshiiska)

Ilkajiir

Heshiiskan oo hore ka ansaxay sida ku qoran iyadoo aan Baarlamaan loo gudbin, ayaan halkan Goobjooge.com ku soo bandhigeysaa dokementigii Golaha Wasiirada ku ansixiyeen:

HOOS KA AKHRI QORAALKA GOLAHA WASIIRADA XUKUUMADDA SOOMAALIYA

Dekadqalalan1

Dekadqalalan2

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON