Saturday, June 28, 2025

Akhri: Ma qabtaa Cabasho ku saabsan Doorashada, waxaa kaa xigta inaad bixiso $1000

Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban oo loo dhisay xalinta cabashooyinka ka dhasha doorashooyinka 2016 ayaa sheegay inay xubno kor-joogto ah u direen magaalooyinka doorashadu ka dhaceyso.

Shir jaraa’id oo ay guddiga ku qabteen magaalada Muqdisho ayay ku sheegeen in Goobaha lagu qabanayo Doorashooyinka gaar ahaan Caasimadaha Maamul Goboleedyada ay si joogto ah u joogi doonaan.

Guddigan oo ay magacawday Madashada Hogaanka Qaran waxay dhowaan soo saareen in dacwad kasta oo cabasho ah oo ay qabanayaan laga doonayo qofka soo gudbinaya inuu bixiyo lacag dhan $1000 (Kun Doolar).

casbasho1000

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON