Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee labadii maalmood ee ugu danbeysay ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray qodobo ka soo baxay shirka oo ay isla qaateen madaxda Soomaalida.
Waxaa shirka laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 10 Qodob oo ay ku heshiiyeen dhammaan dhinacyada ka qeybgalay shirka. Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa war-murtiyeedka shirka u akhriyay saxaafadda.
HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA
Ad
Goobjooge.com
- Advertisement -
Warar Xul ah