Friday, August 1, 2025

AKHRISO: Ajendaha shirka heerka sare ee Madaxweyne Farmaajo isugu yeeray Beesha Caalamka

Shirka heerka sare ee Gurmadka abaaraha ayaa goor dhow ka furmaya magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoominayo madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Shirkan oo ku saabsan xaaladda abaaraha dalka waxaa isugu yeeray madaxweyne Farmaajo, waxaana ka qeyb galaya madax fara badan.

Madaxda ka qeyb galeysa waxaa ka mida maamulada dalka, Gobolka Banaadir, wakiilada beesha caalamka iyo xukuumadda Soomaaliya, iyadoo la isku dhaafsan doono in  wadajir ah loogu howlgalo wax ka qabashada abaaraha halakeeyay dalka.

HOOS KA AKHRISO AJENDAHA SHIRKA

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON