Friday, June 27, 2025

AKHRISO: Ajendayaasha maanta horyaalla fadhiga Golaha Shacabka [Mooshin Nooc cusub]

Xubnaha Golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ee kalfadhiga labaad ku leh magaalada Muqdisho.

Ajendayaasha horyaalla xildhibaanada ayaa ka kooban saddex qodob oo laga doodayo, waxaana ka mida mooshin nooc cusub ahku saabsan ka hortagga soo dhoofinta Badeecaha laga keeno dibadda ee laga heli kario gudaha dalka. 

Ajendayaasha Golaha shacabka ee maanta waxaa ka mida:

  1. Soo jeedinta Golaha ee joojinta Soo dhoofinta badeecooyinka laga heli karo Dalka
  2. Ka doodista Nuxurka warbixintii Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka.
  3. Akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka Isgaarsiinta.
Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa shalay doortay Hab-dhowraha Baarlamaanka, waxaana loo doortay Maxamed Xasan Nuux oo hore u soo noqday Wasiirkii hore ee dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON