Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Beenin Degdeg ah oo laga soo saaray Xafiiska Guddoomiye Maxamed Sh. Cusmaan (Jawaari)

War degdeg oo goor dhoweyd caawa kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay war ku saabsan warar la isla dhex marayey oo sheegaya inuu is casilyo guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in warkaas uu yahay been abuur lagu marin habaabinayo dadka, wuxuuna umadda Soomaaliyeed uga mahad celiyey sida ay u garab taagan yihiin Sharciga.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON