Tuesday, June 24, 2025

Akhriso: Dacwad ka dhan ah Kursiga C/qaadir Gaafow oo Suldaanka Beesha Forculus/Murusade u qoray Beesha Caalamka

Qoraal loo diray Beesha caalamka ayaa lagu faahfaahiyay  wixii uu ku kacay Taliyaha NISA C/llaahi Gaafow Maxamed si uu walaalkiis ugu soo baxo xildhibaan.

Qoraalka oo ay ku saxiixan yihiin Suldaanka Beesha Farculus/Murusade, Musharax Maxamed Maxamuud Guure (Wasiirka Howlaha Guud ee Galmudug) iyo laba musharax oo kale ayaa keenay in safiirka Mareykanka uu qoraal ka soo saaro doorashada Cadaado iyo musuqa ka dhacay isagoo eedeyn u jeediyay Taliyaha NISA.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

dacwad-habarceynodacwad-habarceyno1

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON