Thursday, July 17, 2025

AKHRISO: Guddiyadii Aqalka sare oo isbedel lagu sameeyay [Muuse Sudi & Faroole oo..]

Waxaa maanta la shaaciyay magacyada Guddiyada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo dib u habeyn lagu sameeyay.

Guddiyadan oo hore loo magacaabay ayaa qaarkood noqday kuwo aan la socon karin markii ay isku aadeen senatooro hal beel u badan, waxaana taasi ay keentay in dib loo habeeyo ayna iska dhex doortaan guddoomiyeyaal.

Waxaa xusid mudan in C/raxmaan Faroole iyo Muuse Suudi ay hal Guddi ku wada jiraan, kaasoo ah Guddiga koowaad.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA

1. Guddiga La socodka Dib-u eegista, Dhaqangalinta Dastuurka iyo arimaha Federaalka.

  1. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole-xubin
  2. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid. xubin
  3. Iftiin Xasan IimaanBaasto.xubin
  4. Cabdikariim Maxamed Xasan.xubin
  5. Xuseen Sheekh Maxamuud. xubin

2. Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa , Xasaanadda iyo Daryeelka Sanatarad

  1. Xasan Faarax Xujaale -Guddoomiye.
  2. Axmed Cabdixafid Bulsho- ku-xigeen
  3. Cabdullahi Cabdi Garuun.
  4. Bilaal Idirs Cabdullahi.
  5. Mahdi Daahir Sh. Nuur.

3. Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta

  1. Zamzam Ibraahim Cali – Guddoomiye
  2. Faadumo Xasan Geenyo – ku-xigeen
  3. Cusmaan Axmed Macow – Xogheyn
  4. Abuukar Axmed Xaashi.
  5. Cumar Cabdirashid Sharma’arke.

4. Guddiga Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta Iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada

  1. Muhyudiin Sh. Cali Jaama c-Guddoomiye.
  2. Jawaahir Axmed Cilmi. – ku-xigeen
  3. Timiro Maxamed Cali. Xogheyn
  4. Maxamed Xuseen Raage.
  5. Saciido Xasan Xuseen.
  6. Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex.

5. Guddiga Difaaca Iyo Amniga

  1. Maxamed Amin Sh. Cusmaan -Guddoomiye.
  2. Xuseen Cali Xaaji Cabdalla – gudd ku-xigeen
  3. Farhaan Cali Xuseen. Xogheyn
  4. Axmed Xaashi Maxamud
  5. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.
  6. Cabdirisaq Axmed Cali

6. Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah

  1. Cabdrisaaq Cismaan Xasan Juriile -Guddoomiye
  2. Maxamed Cusmaan Faarax”Dhagajuun” –  ku-xigeen
  3. Saciid Cabdi Xuseen. Xogheyn
  4. Ayub Ibrahim Yusuf.
  5. Cabdisalaam Xaaji Maxamed.
  6. Mustafa Maxamed Qodax.

7. Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani ‘aadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka.

  1. Axmed Macalin Cumar – Guddoomiye.
  2. Aden Cali Aden.           –  ku-xigeen
  3. Muno Xasan Cumar. Xogheyn
  4. Zamzam Daahir Maxamud.
  5. Cusmaan Maxamud Maxamed.
  6. Nuur Faarax Jaamac.

8. Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka

  1. Ilyas Cali Xasan-           Guddoomiye.
  2. Shukri Aden Maxamed. –  ku-xigeen
  3. Naciimo Ibrahim Yusuf.  Xogheyn
  4. Maxamud Axmed Maxamud Mashruuc.
  5. Yusuf Geelle Ugaas.

9. Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.

  1. Sen Cabdi Axmed Dhuxulow   –  Guddoomiye
  2. Deeqo Xasan Xuseen.       –  ku-xigeen
  3. Hodan Maxamuud Cusmaan.
  4. Sen Bootaan Barre Samatar – Xogheyn
  5. Farxaan Cali Xuseen .
  6. Sen . Muuse Suudi Yalaxow

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON