Tag: Aqalka sare

Aqalka Sare oo shaaciyey inuu furmayo kalfadhigiisii 5-aad & khilaafkii laba Aqal oo weli...

Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda ku go'aamiyey xilliga uu furmayo kalfadhiga Shanaad...

Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo ka hor yimid shirka Shidaalka ee London...

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare ayaa ka hor yimid shirka Shidaalka Soomaaliya ee ka dhacaya magaalada London. Qoraal uu soo saaray Senator Ilyaas Cali...

SAWIRRO: Madax ka tirsan Dowladda Somalia, Siyaasiyiin & Wakiilada Beesha Caalamka oo gaaray Garowe

Waxaa magaalada Garowe ku qulqulaya wufuudda  ka qeyb galeysa caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni oo Sabtida 26-ka Janaayo dhaceysa. In ka badan...

Aqalka Sare oo soo xiray kalfadhigiisii Afraad xilli ay joogsatay wadashaqeyntii Golaha Shacabka

Kalfadhigii afraad ee aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lasoo xiray kadib qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi. Qoraalka Guddoomiyaha Aqalka...

AKHRISO: Qoraalka Aqalka Sare xiriirka ugu jaray Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa joojiyey xiriirkii wadashaqeynta ee uu la lahaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kadib qoraal kasoo baxay Guddiga Joogtada ah...

DEGDEG: Aqalka Sare oo hakiyey wada-shaqeyntii Golaha Shacabka [Labadii Aqal oo isku dhacay]

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa hakiyey wada-shaqeyntii kala dhaxeysay Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo sabab looga dhigay in Golaha shacabka baal maray...

XOG: Aqalka Sare oo Sanadkii labaad laga hoos bixiyey Ansixinta Miisaaniyadda Dowladda

Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sanadkii labaad ku fashilmay in la hor geeyo Miisaaniyadda dowladda, si uu uga doodo, kadibna u ansixiyo. Miisaaniyadda...

Xildhibaannada Aqalka Sare ee kasoo jeeda K/Galbeed War kasoo saaray Xariga Mukhtar Roobow [Akhriso]

Xildhibaannada Aqalka Sare ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa war ay kasoo saareen uga hadlay xaaladda ka dhalatay xariga Mukhtaar Roobow iyo doorashada maamulkaasi...

Aqalka Sare oo Guddi u magacaabay xalinta khilaafka Baarlamaanka ee Mooshinka Farmaajo [Magacyada]

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi dhexdhexaadin oo xal u raadinaya khilaafka u dhaxeeya Guddoonka Baarlamaanka ee ka dhashay mooshinka...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan la leh Guddoomiyaha xayiraadda saaran tahay ee Barlamanka

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi iyo xubno la socda ay kulan...

Wafdi ka socda Guddoonka Aqalka Sare oo maanta tegaya Magaalada Kismaayo & Axmed Madoobe...

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka  Cabdi Xaashi C/laahi & xubno la socda ayaa maanta tegaya magaalada Kismaayo. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ujeedka socdaalkiisy yahay sidii...

Aqalka Sare oo ansixyey Sharciga dhismaha Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa & Famaajo oo…

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia  ayaa kulankiisii 9-aad  ee kalfadhigii 4-aad  maanta ku ansixiyey Hindise sharciyeedka dhisidda Guddiga Madaxa bannaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa. Shirka Aqalka...

Kulankii Aqalka Sare ee lagu ansixin lahaa Xeerka Dhismaha Guddiga La-dagaalanka Musuqa oo baaqday

Waxaa maanta baaqday kulanka 9aad ee Golaha Aqalka Sare oo lagu waday in looga doodo, laguna ansixiyo Xeerka Dhismaha Guddiga madaxa bannaan ee La-dagaalanka...

Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta caalamiga ah ee Naafada Adduunka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoogga saareyso u...

Qaar ka mida Guddiga Doorashada K/Galbeed oo la sheegay inay is casilayaan [Akhri sababta]

Qaar ka mida Guddiga Doorashada maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay is casili doonaan, kadib cadaadis xoog leh oo uga yimid dowladda...
AKHRISO: Liiska Golaha Wasiirada Jubbaland ee Axmed Madoobe

Maamulka Jubbaland oo War kasoo saaray Go’aankii Aqalka Sare ee Khilaafkii Dowladda & Maamul...

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay war maanta kasoo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu sheegay in la dhammeeyay khilaafkii dowladda Federaalka iyo...

AKHRISO: 12 Qodob oo Maamul Goboleedyada ka dalbadeen Dowladda Federaalka [Aqalka Sare oo soo...

Aqalka Sare ayaa maanta soo bandhigay 8 qodob oo maamul Goboleedyada dalka ka jira ay isku maandhaafeen dowladda Federaalka oo u baahan in wax...

Aqalka Sare oo ku dhawaaqay Go’aan ku saabsan khilaafkii dowladda & Maamul Goboleedyada

Gudiga Golaha Aqalka Sare ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay go'aan ku saabsan waanwaantii ay ka dhex wadeen Dowladda Federaaka iyo Dowlad goboleedyadda  dalka. Sida uu...

Aqalka Sare oo Digniin kasoo saaray Doorashada Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed [War-saxaafadeed]

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war-saxaaafadeed uu maanta soo saaray ka digay in faragelin lagu sameeyo doorashada maamul Goboleedyada oo ay ugu horeyso...

Aqalka Sare oo Magacaabaya Guddi Dhexdhexaadiya Dowlada Federaalka & Maamul Goboleedyada

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi dhexdhexaadin u magacaabaya khilaafka dhex yaalla maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulan ay maata leeyihiin Gudiga...