Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka Sare baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sare, kadib soo-jeedin ka timid xildhibaannada Aqalka sare.

Guddi ka kooban 6 xubnood ayaa loo magacaabay inay qabanqaabiyaan Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo ka kooban Guddoomiye iyo laba Guddoomiye ku-xigeen.

Hoos ka akhriso Magacyada Guddiga

1- Sheekh Aadan C/Naasir Maxamed – K/Galbeed

2- Siciid Cabdi Xuseen – Somaliland

3- Farxaan Cali Xuseen – Puntland

4- Samsam Daahir Maxamuud – Galmudug

5- C/risaaq Maxamed Cusmaan – Jubbaland

6- Zamsam C/llaahi Axmed – Hirshabeelle

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON