Wednesday, July 2, 2025

AKHRISO: Heshiiska ay kala saxiixdeen Axmed Madoobe, C/naasir Seeraar, C/rashiid Xiddig iyo…

Heshiis ka kooban 7 qodob ayey magaalada Nairobi maanta ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland ee hore u sheegay Madaxweynayaasha.

C/naasir Seenaar iyo C/rashiid Xiddig ayaa tanaasulay sida lagu sheegay heshiiska, waxaana ay aqoonsadeen doorashadii Axmed Madoobe, iyado taas bedelkeed lagu dari doono maamulka Jubbaland.

Hoos ka akhriso qoddobada lagu heshiiyay iyo war-murtiyeedka la soo saaray.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON