Friday, July 18, 2025

AKHRISO: HESHIISKA DOWLADDA SOMALIA & PUNTLAND EE DOORASHADA 2016

Waxaa caawa lagu dhawaaqay heshiis qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 ee dowladda Soomaaliya iyo  Puntland  wada saxiixeen,  muddo laba toddobaad ah shirar ka socdeen magaalada Garowe, isla markaana maanta uu dhoor jeer hakaday heshiiska.

Qodobada ugu muhiimsan heshiiskan oo aad u dheer kana kooban 10 qodob, oo qodob kasta ay ka farcamaan qodobo fara badan, heshiiskan ayaan quseynin 4.5 marka laga reebo hal qeyb oo ka mida, wuxuuna intiisa badan ka hadlayaa Puntland iyo waxyaabihii ay dooneysay:

  1. In nidaamka 4.5ka ee Puntland iyo dowladda fadaraalku isla gaareen aan wixii ka dambeeya in doorashada 2016 lagu galo.
  2. In dhismaha aqalka sare laga hormariyo aqalka hoose iyo dhismaha aqalka sare in ay ka dhacdo dowladaha xubnaha ka ah dowaldda federaalka.
  3. In nidaamka 4.5ka ee Puntland iyo dowladda fadaraalku isla gaareen aan wixii ka dambeeya in doorashada 2016 lagu galo.
  4. In dhismaha aqalka sare laga hormariyo aqalka hoose iyo dhismaha aqalka sare in ay ka dhacdo dowladaha xubnaha ka ah dowaldda federaalka.

Heshiiska oo dhameystiran hoos ka akhriso

Doorasho1

Doorasho3 Doorasho2 Doorasho4

[pdf-embedder url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2016/04/Heshiiska-Garowe.pdf”]

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON