Friday, July 11, 2025

Akhriso: Jadwalka Doorashada Guddoomiyaha iyo ku-xigeenada Golaha Shacabka

Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, Diiwaangelinta musharixiinta, hadal jeedinta iyo xilliga Doorashada.

Jadwalkan ayaa waxaa hore u diyaariyey Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, waxaana la shaaciyey markii ay ansixiyeen maanta labada Aqal ee Baarlamaanka.

Hoos ka akhriso

1- Is-diiwaangelin musharixiinta Guddoonka Golaha Shacabka (Xilliga shaqada: 09:00 Am ilaa 04:00 pm) taariikh 19, 20 iyo 21 April, 2022.

2- Hadal jeedinta musharixiinta Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeennada ee Golaha Shacabka BFS taariikh 23 iyo 24 April, 2022.

3- Is-diyaarinta Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BFS 25 April, 2022.

4- Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya taariikh 27 April, 2022.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON