Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee Baarlamaanka maamulkaasi ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorasada madaxweynaha Galmudug.
Guddiga ayaa shir jaraa’id oo ka dhacay magaalada Cadaado ka sheegay in doorashada aanay ka dib dhici doonin 10-ka bishan April oo hore loogu asteeyay.
Musharixiin badan ayaa u taagan xilkan, waxaana jira baaqyo ku saabsan in dib loo dhigo, taasoo uu diidan yahay Baarlamaanka Galmudug.
HOOS KA AKHRISO JADWALKA
Goobjooge.com