Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Liiska Magacyada 193 xildhibaan oo Cod-bixin Qoraal ah kalsoonida ugala noqday Guddoomiye Jawaari

Qorshihii Xil ka qaadista Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ee baaqday Sabtidi 31-ka Maarso ayaa la helay codeyn qoraal ah oo ay saxiixeen 196 xildhibaan oo kalsoonida kala noqday Jawaari.

Liisaska codeynta Mooshinka oo loo diyaariyey in looga dhawaaqo kulankii baaqday ayaa waxaa loo saxiixay qaab beelleed, waxaana ku jira xildhibaano la filayay ama shaaciyey inay taageersan yihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Qaabka codeynta xil kala noqoshada Guddoomiye Jawaari ayaa la qorsheeyay inay noqoto qoraal,iyadoo xildhibaannada magacooda loogu yeeri lahaa oo HAA iyo MAYA  ay kala raacayaan sida uu qabo Qodobka 29aad ee Xeer hoosaadka Baarlamaanka.

Ad

HOOS KA AKHRISO COD-BIXINTA XILDHIBAANNADA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON