Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa socdaal rasmi ah ku jooga dalka Turkiga.
Ra’iisal wasaaraha wafdigiisa ayaa ka kooban 13 xubnood oo uu ka mida yahay, waxaana ka mida laba wasiir oo kala ah Wasiirka Amniga iyo wasiirka Tamarta, hgalka ku jiraan afar xildhibaan iyo laba la taliye.
Xubnaha madaxda dalka ku wehliya safarradooda ayaa u badan saaxiibo gaara oo ay ku leeyihiin madaxda dowaldda, waxaan mar waliba ka mida xildhibaannada ay xiriirka fiican la leeyihiin.
HOOS KA AKHRI LIISKA
GOOBJOOGE