Monday, July 7, 2025

AKHRISO: Liiska xildhibaanada Aqalka hoose ee maanta lagu doortay magaalada Baydbaba

Waxa magaalada Baydhabo  lagu soo gabagabeeyay maanta wejigii koowaad ee Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Koonfur Galbeed.

Tirada xildhibaanada la doortay maanta ayaa gaartay 7 xildhibaan oo intooda badan ay yihiin xildhibaanadii hore oo dib u soo laabtay sida Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) .

Hoos ka akhriso  Magacyada xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta lagu doortay magaalada Baydhaba iyo codadka ay heleen (Codadka guud ee ergada waa 51).

  1. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari 45 cod.
  2. Daahir Cabdi C/llaahi 28 cod.
  3. Ibraahim Isxaaq Yarow 51 cod.
  4. Fowsiyo Maxamed Sheekh 50 cod
  5. Sheekh Maxamed C/laahi 51 cod.
  6. C/qaadir Shariif Xasan
  7. C/wahaab Ugaas Khaliif

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON