Akhriso: Maalmaha Ciidul Adxaa ee laga Ciidayo Dalalka Carabta oo la shaaciyey.

Munaasabada Ciidul Adxaa ee sanadkan ayaa inta badan dalalka Islaamka looga dabaaldegi doonaa maalinta Axadda ee 10-ka Dulxaj ee sanadka 1440 Hijriyadda oo ku beegan 11-ka Ogost 2019-ka.

Dalalka Carabta Maalinta Axadda ciidi doono waxay kala yihiin: Sacuudiga, Imaaraadka, Masar, Aljeria, Tunisia, Jordan, Libya, Somalia, Baxreyn, Yeman, Suuriya, Sudan, Falastin, Kuwait, Mauritania, Jabuuti, Qatar, Lubnan Ciraaq, Jasiiradaha Komoro iyo Sunniyiinta Ciraaq iyo Muslimiinta ku xiran Sacuudiga ee Yurub, Waqooyiga America iyo Australia.

Ad

Dhinaca kale waxaa jira dalal iyagu Ciidi doona maalinta Isniinta oo ay bishu Dulxaj u tahay 10-ka, kuwaasoo kala ah; Shiicada Ciraaq, Marooko iyo Cumaan oo iyagu si gaara u ciida, isla markaana aan ku xirneyn Sacuudiga.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

127,987FansLike
1,144FollowersFollow
3,340FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!