Tuesday, July 15, 2025

AKHRISO: Madaxweyne Farmaajo oo martiqaad u diray Madaxda maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa martiqaad u kala diray Madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in shirkaas uu dhici doono magaalada Muqdisho 28-ka Oktoobar, iyadoo looga arrinsan doono arrimo muhiim ah oo horyaalla Qaranka, waxaana martiqaadka uu imaanayaa iyadoo khilaaf xoog leh uu ka dhaxeeya madaxda maamullada iyo Dowladda dhexe.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON