Sunday, July 6, 2025

Akhriso: Magacyada 10 Urur Siyaasadeed oo si rasmi ah looga diiwaan geliyey Puntland

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa soo gebogabeeyay hannaankii diiwangelinta Ururada Siyaasadda Puntland ee soo bilowday 15-kii December 2019.

Guddiga ayaa ku dhawaaqay in shuruudihii laga rabay ururrada ay buuxiyeen 10 Urur Siyaasadeed oo laga soo xulay 17 urur oo iska diiwaan geliyey ururka. Guddiga ayaa guddoonsiiyey Shahaadadii rasmiga ahayd 10-ka urur.

10-ka Urur-siyaasadeed ee Puntland rasmiga ka noqday waxay kala yihiin:

1- Mideeye

2- Kaah

3- Mustaqbal

4- Dhalinyarada

5- Run & Caddaalad

6- Ifiye

7- Shaqaalaha

8- Horseed

9- Himilo

10- Caddaalad & Sinnaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON