Waxaan idin soo gudbineynaa Liiska wasiir ku-xigeenada xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo beelaha ay kasoo jeedaan.
HOOS KA KA AKHRISO
- Xildhibaan CUismaan Aadan Dhuubow — Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Daarood, Bartire.
- Cabdullaahi Shiikh Cali Qaloocow, Wasaaradda Maaliyadda — Hawiye, Dagoodiye.
- Xildhibaan Cabdulaahi Colaad Rooble, Wasaaradda Gaashaandhigga — Beesha Shanaad, Jareer.
- Xildhibaan Feysal Cumar Guuleed, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare –Gudabiirsi.
- Xildhibaan Fahmo Axmed Nuur, Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha – Beesha Shanaad -Carab Somali.
- Xildhibaan Cisman Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Dakadda Iyo Gaadiidka Badda –Ujeejeen.
- Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble, Wasaarada Gadiidka cirka iyo dhulka — Hawiye, Habargidir, Saruur.
- Xildhibaan Jamaal Xasan Ismaaciil, Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dhib u dhiska — Isaaq, Arab.
- Xildhibaan Cabdikariin Khaliif Dalac, Wasaaradda Xanaanada Xoolaha– Hawiye, Habargidir, Sacad.
- Xildhibaan Xuseen Cusmaan Xuseen , Wasaaradda Caafimaadka —
- Ciise Wehliye Maalin, Wasaaradda Cadaaladda, Hawiye, Murusade —
- Xildhibaan C/casiis Carmaan, Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Beesha Shanaad.
- Xildhibaan Cilmi Cumar Ceynsane, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiinooyinka —
- Xildhibaan Axmed Cumar Islow, Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga — Hawiye, Wacdaan
- Xildhibaan Ibraahim Yarow Isaaq, Wasaaradda Batroolka iyo Isgaarsiinta –Mirifle/ Garwale
- Xildhibaan Xaamud Cali Xasan, Wasaaradda Beeraha — Dir, Ciise.
- XIldhibaan Dr. Xuseen Cabdi Cilmi, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka — Beesha Dir, Faqi Cumar
- Xildhibaan Samra Ibraahim Cumar, Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka — Mirifle, Disow.
- Xildhibaan C/llaahi Cumar Abshirow, Wasaaradda Kullumeysiga iyo Kheyraadka Badda, — Dir, Biyamaal.
- Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim, Wasaaradda Korontada iyo Biyaha — Mirifle, Gabaaweyn.
- Xildhibaan Cabdinaasir Saciid Muuse, Wasaaradda Amniga Gudaha — Majeerteen, Sawaaqroon.
- Xildhibaan Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka — Digil, Shanta Caleemood
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis, Wasaaradda Warfaafinta — Beesha, Sacad Muuse
- Xildhibaan Maxamed Khaliif Diiriye, Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha — Ajuuraan
- Mukhtaar Mahad Daa’uud, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga — Ogaadeen, Tala-mugee
- Maxamuud Cabdulqaadir Warsame Wasaaradda Batroolka iyo macdanta — Mareexaan.