Sunday, July 20, 2025

AKHRISO Magacyada & Beesha mas’uuliyiinta uu magacaabay C/weli Gaas intii uu xilka qabtay

Madaxweynaha maamulka Puntland  C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo dad badan u heysteeen aqoonyahan xil qaran soo qabtay, ayay la yaab noqotay intii qabtay xilka Madaxweynaha Puntland sida uu u dhaqmay.

Siyaasiyiinta dhaliilsan  C/wali Gaas ayaa soo bandhigay liiska shaqsiyaadka uu magacaabay ee xilalka maamulka u dhiibay, waxayna sheegeen in dhammaan xilalkaasi uu u magacaabay dhalinyaro aan xilal waaweyn qaadi karin.

HOOS KA AKHRI LIISKA MAS’UULIYIINTA UU GAAS MAGACAABAY:

Xilka Mas’uulka iyo Qabiilka/Jufada uu kasoo jeedo

1-Hay’adda Jidadka Puntland ee PHA Maxamud Cabdi Nuur (Cumar Maxamud)

2-Hay’adda Asteynta & Maamul wanaaga Cabdiraxmaan Cali (Ciise Maxamuud)

3-Hay’adda Maalgashiga & Horumarita PIDA Cabdinaasir Maxamud Gurey (Cumar Maxamud)

4-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka C/laahi Maxamed Ceyrow (Ciise Maxamuud)

5-Hay’adda Tamarta iyo Korontada PASWEN Abshir Muuse (Cismaan Maxamud)

6-Hay’adda Shaqaalaha Rayidka Mustaf Saciid Shabac (Cismaan Maxamud)

7-Agaasimaha Guud Kallumaysiga C/waaxid Joocaar (Cumar Maxamuud)

8-Agaasimaha Guu Dimuqraadiyada Xuseen Cabdi Jaamac (Cumar Maxamuud)

9-Agaasiaha guud Duulista hawada Amiin Xaaji Khayr (Cismaan Maxamuud)

10-Agasimaha Guud Dakhliga Maliyada Cismaan Buux (Cismaan Maxamuud)

11-Agaasimaha Guud Arrimaha Gudaha C/Laahi (Ciise Maxamuud)

12-Agaasimaha Guud Deegaanka Maxamed C/Qaadir (Ciise Maxamuud)

13-Agaasimaha Guud Sarasiin Cabdinaasir Biixi (Cumar Maxamuud)

14-Xog-hayaha Guud Rugta Ganacsiga Axmed Taaran (Cismaan Maxamuud)

15-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Tigay (Cumar Maxamuud)

16-Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabd-Qani Xaashi Cali (BUMBO Ciise Maxamuud)

17-Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi-Quraan Maxamed Aadan (Cismaan Maxamud)


 

Xilalka Saraakiisha la magacaabay iyo jufada uu kasoo jeedo

18-Taliyaha Booliiska Puntland Gen. Maxamed Saciid Jaqanaf (Cismaan Maxamuud)

19-Taliye xigeenkaBooliiska Gen Muxiydiin Axmed Muuse (Ciise Maxamuud)

20-Taliyaha Darawiishta iyo Xooga Dalka Gen. Saciid Maxamed Xirsi (Ciise Maxamuud)

21-Taliyaha Ciidanka Wadooyinka Maxamed Aadan faniin (Cismaan Maxamuud)

22-Taliyaha Buurta Galgala Sumaysane (Cumar Maxamud)

23-Taliyaha Qeybta Bari C/xakiin Yuusuf (Cumar Maxamuud)

24-Taliyaha ku xigeenka Qeyba Bari Jaqanaf (Cismaan Maxamuud)

25-Taliyaha Birmadka Mudug Gabagabi (Cumar Maxamuud)

26-Taliyaha Daawiishta Mudug Cabdi Xagaafe (Cumar Maxamuud)

27-Taliyaha Qeybta Nugaal Qaan qaa (Ciise Maxamuud)

28-Taliyaha Qeybta Qardho C/Qaadir X khayr Bashka (Cismaan Maxamuud)

29-Taliyayaasha Saldhigyada Bosaaso Bartamaha Garas (Cismaan Maxamud)

31-Taliyaha Ciidanka PSF Giijaale (Cismaan Maxamuud)

30-Taliyaha Dekeda Bosaaso Maxamed Cali Xashi (Ciise Maxamuud)

31-Taliyaha Airport-ka Bosaaso Xasan shire Aman (Cismaan Maxamuud)

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON