Monday, July 14, 2025

AKHRISO: Magacyada Golaha Wasiirada Galmudug ee madaxweyne Xaaf magacaabay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa  magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 52 xubnood kuwaasi oo isugu jira 22 Wasiir 22 wasiir ku xigeeno iyo 8 Wasiiru dowlayaal.

Wasiiran ayaa intood badan ah Golihii wasiirada xukuumadii hore ee xilka sii heysay ee uu soo dhisay C/kariin Xuseen Guuleed, waxayna tani ka hor imaaneysaa rabitaanka inta badan xildhibaanada maamulka Galmudug oo madaxweyne Xaaf u sheegay inuu isbedel la yimaado.

HOOS KA AKHRISO WASIIRADA CUSUB EE GALMUDUG

  1. Mudane Cabdi Maxamed Cabdi Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka
  2. Mudane Maxamed Xayir Nuur Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose
  3. Mudane Saciid Siyaad Shirwac Wasiirka Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha
  4. Mudane Cismaan Ciise Nuur “Taar-dhuleed” Wasiirka Amniga
  5. Mudane Mursal Cabdiraxamaan Axmed Wasiirak Awqaafta iyo Diinta
  6. Mudane Xasan Maxamed Warsame Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.
  7. Mudane Daahir Xasan Xuseen Wasiirka Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryenta
  8. Mudane Cabdiqaadir Cabdullaahi Warsame Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.
  9. Mudane Maxamuud Aadan Cismaan Wasiirka Warfaafinta iyo dhaqanka
  10. Mudane Cabdulaahi Cali Maxamed Wasiirka Gaadiidka, cirka iyo dhulka.
  11. Ibraahim Xasan Guureeyee Wasiirka Waxbarashada
  12. Mudane Axmed Dubad Cali Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta
  13. Mudane Axmed Dhiblaawe Casir Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
  14. Mudane Maxamed Xuseen Maxamed Wasiirka Bii’ada, Dhirta iyo Daaqa.
  15. Marwo Naciimo Maxamed Maxamuud Wasiirka Caafimaadka
  16. Marwo Hodan Cabdullaahi Shire Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha.
  17. mudane Axmed Mire Cali Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
  18. Mudane Cali Yuusuf Xuseen Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayarha
  19. Mudane Cawil Xirsi Xasan Wasiirka Biyaha iyo Korontada
  20. Mudane Maxamed Aadan Qalab xoor Dekadaha iyo Gaadiidka bada
  21. Marwo Sahro Colaad Cabdi Wasiirka Qurbo joogta iyo Dhiiri gelinta maalgeshiga
  22. Mudane Shire Xirsi Maxamed Wasiirka Gargaarka iyo Daryeelka Naafada

 

AKHRISO: Liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Galmudug oo dhameystiran

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON