Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golaha wasiirrrada maamulkiisa oo guud ahaan ka kooban 32 xubnood.
Wasiirada, wasiir ku xigeenada ayaa tiro ahaan isu dhan 32, iyadoo noqonaya tiradii ugu yareyn ee gole wasiiro, xubnaha wasiirada waxaa ka muuqda wasiiro cusub iyo kuw hore.
HOOS KA AKHRISO LIISKA GOLAHA WASIIRADA
1. Sacad Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah
2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada
3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta
4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha
5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga
6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada Maaliyada
7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada
8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta
9. Axmed Muumin Seed Wasiirka wasaarada Beeraha
10 . Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Wasarada Hawlaha Guud
11. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha
12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi JibriilWasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta
13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga
14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada
15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Wasarada Horumarinta Maalgashiga
16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga
17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasiirka Wasaarada Warfaafinta
18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka iyo Horumarinta reer miiga
19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha
20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka wasaarada Macdanta
21. Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka
22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha
23. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka
Wasiir Ku Xigeenada
1. Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada
2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha
3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta
4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha
5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada
6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta
7. Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada
8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka
9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka