Wednesday, July 9, 2025

AKHRISO: Magacyada Guddiga Farsamada Maamul Goboleedyada ee Hannaanka Doorashada

Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada farsamada ee doo diyaariaya hannaanka Doorashada dalka 2020/2021.

Maamul kasta ayaa kasoo magaaabay min laba xubnood oo kala ah wasiirka arrimaha gudaha iyo xubin ka socota xafiisyada Madaxweynaha, laakiin Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa isagu soo magacaabay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA

Puntland

1- Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland

2- Cabdiweli Cali Cabdulle, Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Madaxtooyada Puntland.

Jubbaland

1- Xirsi Jaamac Gaanni – Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada

2- Xamsa Cabdi Barre – Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

Hirshabelle

1- Maxamed Cali Caadle -Wasiirka Arrimaha Dibadda Hirshabelle

2- Cabdul Maxamed Faarax – Madaxa Amniga xafiiska Madaxweynaha

Waxaa la sugayaa xubnaha labada maamul Goboleed ee Galmudug iyo K/Galbeed.

KALA SOCO HALKAN

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON