Wednesday, July 9, 2025

AKHRISO: Magacyada Guddiga Xildhibaannada ee loo xilsaaray Arrinta Qalbi-dhagax

Guddoonka Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Guddi kasoo tala bixiya arrinta Sarkaalka ONLF C/kariin Qalbi Dhagax.

Qoraal xildhibaanada loo akhriyay oo uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa lagu magacaabay 15 xubnood oo xildhibaannada Baarlamaanka ka mida, iyadoo la siiyay waqti ay go’aan uga soo gaaraan kiiskan.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA IYO MAGACAYADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON