Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Magacyada Guddoomiyeyaasha cusub ee loo magacaabay Degmooyinka G/Benaadir

Waxaa cawa si rasmi ah loo magacaabay Guddoomiyeyaasha cusub ee Gobolka Banaadir oo intoodii badneyd xilalkii laga qaaday.

Guddoomiyeyaasha cusub e la mgacaabay waxay kala yihiin:

    1. Degmada C/casiis: Sharma’arke Maxamed Ladane.

    2. Degmada Kaaraan: Cabdifitaax Nuur Cali Yaano.

    3. Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale.

    4. Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud.

    5. Degmada Howlwadaag: Cabdikariin Cali Kaar .

    6. Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo.

    7. Degnada Dayniile: Cabdiweli Nuur Farax.

    8. Degmada Wadajir: Cumar Cabdullaahi Xasan.

    9. Degmada Dharkeenleey : Cabdiraxmaan Sayid Cali.

    10. Degmada Shangaani: Basmo Cumar Axmed.

    11. Degmada Xamarweyne: Cumar Shariif Maye.

    12. Degmada Xamarjajab : C/weli Cabdulahi Maxamed.

    13. Degmada Waaberi : Rowdo Cabdullaahi.

    14. Degmada Boondheere: Zeynab Yuusuf Wehliye.

    15. Degmada Warta-nabadda : Zeynab Maxamud Warsame

Degmooyinka Kaxda iyo Huruwaa ayaa guddoomiyaashoodii xilalka loo dhaafay.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON